Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo howlgal qorsheysan ku dilay ku dhawaad 10 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab

Talaado, Luulyo 1, 2025 (HOL) – Wararka ka imaanaya deegaanka Mabaax ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada Macawiisleyda gobolka Hiiraan aroornimadii hore ee maanta howlgal qorsheysna oo lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab ka fuliyeen duuleedka deegaanka Mabaax.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu