Talaado, Luulyo 1, 2025 (HOL) – Dowladda Mareykanka ayaa bogaadisay dadaallada ay dadka Soomaaliyeed iyo Dowladood ay ugu jiraan la dagaallanka argagixisada iyo dhisidda mustaqbal barwaaqo ah, iyadoo xaqiijisay inay ka go’an tahay sii wadida ka shaqeynta arrimaha khuseeya labada dal.