Madaxweyne Deni oo ku eedeeyay siyaasiyiinta mucaaradka inay ciidamo ka qoranayan gudaha Puntland

Talaado, Luulyo 1, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in ay siyaasiyiin ku howlan inay si sharci-darro ah ciidamo uga qoranayaan Puntland, isagoo ku tilmaamay fal fool xun oo aan la aqbali karin.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu