Dab xoogan oo si degdeg ah u fidaya oo ka kacay buuraleyda gobolka Sanaag

Talaado, Luulyo 1, 2025 (HOL) – Dab aad u xoogan ayaa ka kacay kaymaha buuraleyda gobolka Sanaag. Dabka oo si degdeg ah u fidaya ayaa sababay dhaawacyo badan oo soo gaadhay dadweynaha, isla markaana burburiyay beerihii iyo deegaanka dabiiciga ahaa.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu