Qatar oo sheegtay in uu dalkeeda soo booqday Madaxweynaha Somaliland oo ah gobol kamid ah Soomaaliya

Isniin, Juun 30, 2025 (HOL) – Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Sheikh Maxamed bin Cabdiraxmaan Al-Thani ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo maalmo ka hor booqasho ku tagay dalka Qatar.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu