Sabti, Luulyo 12, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howgal qorsheysnaa oo ciidanka Macwisleeyda gobolka Hiiraan ka fuliyeen fariisin kooxda Al-shabaab ku laheyd deegaanka Dhurwaale ee gobolka Hiiraan.