Galmudug oo SoDMA ugu baaqday in gargaar ay lasoo gaarto dad ku dhibaateysan deganadaasi

Sabti, Luulyo 12, 2025 (HOL) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee hay’addu ku leedahay magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu