Ciidamo ka qeyb qaadanaya dagaalka Al-shabaab oo gaaray magaalada Maxaas

Sabti, Luulyo 12, 2025 (HOL) – Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo uu ka socda abaabulkii ugu dambeeyay ee dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ayaa waxaa gaaray saacadahii lasoo dhaafay ciidamo aad u tira badan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu