Sabti, Luulyo 12, 2025 (HOL) – Shirka lagu waday in lagu qabto magaalada Laascaanood si loo dhameystiro dhismaha Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo, oo ay taageerayso dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa markale dib u dhacay maantoo Sabti ah.