Beesha Ceyr ee Habargidir oo maanta gargaarkii ugu balaarnaa abid ku wareejisay beelaha Xawaadle

Sabti, Luulyo 12, 2025 (HOL) – Beesha Ceyr oo ka mid ah Beelaha Habargidir ayaa maanta gaarsiisay deeq kala duwan beelaha Xawaadle ee dagaalka culus kula jira sadaxdii sano ee lasoo dhaafay maleeshiyaadka Al-shabaab.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu