Sabti, Luulyo 12, 2025 (HOL) – Shilkii diyaaradeed ee dhacay 12-kii June 2025 magaalada Ahmedabad ee dalka Hindiya ayaa noqday mid si weyn u gilgilay warbaahinta caalamka, kadib markii diyaaradda Air India oo duulimaadkeedu aha 171 una socotay garoonka Gatwick ee London ay si lama filaan ah u burburtay wax ka yar hal daqiiqo kadib markay kacday.