Qof shacab ah oo u dhintay dawo qaldan oo laga siiyay xarun caafimaad oo ku taalla magaalada Hargeysa

Sabti, Luulyo 12, 2025 (HOL) – Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxaa ku dhintay qof shacab ah oo qabay xanuunka macaanka, kadib markii la siiyay dawo hoos u ridaysa sonkorta xilli uu macaankiisu hoos u dhacay oo uu u baahnaa in sonkorta kor loo soo qaado.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu