Guddiga shirweynaha dhameystirka SSC Khaatumo oo caawa shaaciyay in shirku si rasmi ah u furmi doono Berri

Sabti, Luulyo 12, 2025 (HOL) – Guddiga qaban-qaabada shirweynaha dhameystirka maamulka SSC ayaa caawa ku dhawaaqay in shirku si rasmi ah u furmi doono berri, inkastoo aysan weli caddayn in xal laga gaaray khilaafkii siyaasadeed ee shirkan hareeyay.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu