Taliyaha Cusub ee Ciidanka Difaaca Kenya oo Booqday Ciidamada Kenya ee kusugan Soomaaliya

Taliyaha cusub ee Ciidanka Difaaca Kenya (KDF), Sarreeye Guuto David Keter, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay ciidamada Kenya ee ka howlgalaya gudaha Soomaaliya qaybta hawlgalka AUSSOM, si uu u qiimeeyo hawlgallada socda uguna dhiirrigeliyo moraalka ciidanka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu