Madaxweyne Deni: Puntland ma ahan mashruuc kasoo horjeeda dowladnimada Soomaaliya

Axad, Luulyo 13, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kasoo horjeestay aragtida ku saabsan in Puntland ay tahay mashruuc ka soo horjeeda Soomaalinimada, balse ay qayb weyn ka tahay dhismaha dowladnimada Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu