Shirweynaha dhamaystirka dhismaha SSC Khaatumo oo la filayo inuu goordhaw ka furmo Laascaanood

Axad, Luulyo 13, 2025 (HOL) – Waxaa maanta oo Axad ah lagu wadaa inuu si rasmi ah uga furmo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool shirweynaha dhamaystirka dhismaha maamulka SSC Khaatumo.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu