Madasha Samatabixinta oo shaacisay ineysan aqbali doonin wax muddo kororsi ah

Axad, Agoosto 31, 2025 (HOL) – Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed garabka uu hoggaamiyo madaxweynahii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa shir ay lahaayeen labadii maalin ee lasoo dhaafay kasoo saraay goordhaw go’aano culus iyo digniin ku socota madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu