Khilaafka u Dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Puntland oo Saameynaya Gargaarka Bani’aadanimo

Axad, Agoosto 31, 2025 (HOL) – Agaasimaha Guud ee Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SODMA), Maxamuud Macallin, ayaa Sabtidii shaaca ka qaaday in Dowlad Goboleedka Puntland ay diiday gargaarka dawladda federaalka ee la xiriira daryeelka caafimaad ee askar dhaawac ah oo ka tirsan kuwa la dagaallamaya kooxda ISIS ee ka howlgasha waqooyi-bari Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu