Kenya oo ballaarinaysa dhoofinta Qaadka ee loo iib geeyo Soomaaliya

Axad, Agoosto 31, 2025 (HOL) – Dowladda Kenya ayaa hadda suuqyo cusub u raadineysa beeraleyda qaadka dalkeeda, iyadoo ballaarinta dhoofinta miraa ay noqotay mudnaanta koowaad ee maamulka Madaxweyne William Ruto.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu