Madaxweynaha Iran oo la sheegay in uu ku dhaawacmay duqaymihii Israa’iil ee dagaalkii 12-ka cisho

Isniin, Luulyo 14, 2025 (HOL) – Warar kasoo baxay wakaaladda Fars ee dalka Iran, taasoo si dhow ula shaqeysa Ilaalada Kacaanka (IRGC), ayaa sheegaya in Madaxweynaha cusub ee Iran, Masoud Pezeshkian, uu dhaawac fudud kasoo gaadhay mid kamid ah weerarradii Israa’iil ku qaaday gudaha Iran bishii la soo dhaafay.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu