Madaxweynaha Somaliland oo amar ku bixiyay in tallaabo laga qaado cid kasta oo dhibaato u geysata qof ajnabi ah

Axad, Agoosto 31, 2025 (HOL) – Kadib markii baraha bulshada lagu baahiyay muuqaal muujinaya dhallinyaro handadaya wiil Itoobiyaan ah, Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa amar ku bixiyay in tallaabo sharci ah laga qaado qof kasta oo dhibaato u geysta qof ajnabi ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu