Sabti, Agoosto 9, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku dhawaaqay in laga noqday go’aankii ay shirkadaha Telesom iyo Somtel ku kordhiyeen qiimaha internet-ka 100%.