Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo sheegay in wadamo Shisheeye ay Al shabaab ku riixayaan la wareegida Dalka

Sabti, Agoosto 9, 2025 (HOL) – Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya, Axmed Macalim Fiqi, ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay kadib markii ciidamada dowladda ay la wareegeen magaalada Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose, wuxuu sheegay in ay jiraan quwado shisheeye oo si toos ah u taageeraya kooxda Al-Shabaab.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu