Talaado, September 30, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo hadal ka jeediyay Shirka Maalgashiga ee u dhexeeya Imaaraatka iyo Afrika, ayaa sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay maalgashi caalami ah.