Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Ciidamo Dheeraad ah u Diray Jiidaha Hore si ay u Xoojiyaan Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Talaado, September 30, 2025 (HOL) – Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ayaa ku dhawaaqay in ciidamo cusub oo ka tirsan Asluubta la geeyay jiidaha hore ee dagaalka si ay u xoojiyaan howlgalada milatari ee ka socda gobollo badan oo dalka ah, kuwaas oo lagu beegsanayo kooxda Al-Shabaab.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu