Talaado, September 30, 2025 (HOL) – Muhaajiriin tiro badan ayaa weli ku sii jeeda Ingiriiska iyagoo adeegsanaya doonyo yar yar, xilli saddex qof ay ku dhinteen isku dayo loogu gudbayay badda usbuucii dhammaaday.