Jimco, Luulyo 10, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Ankara kulan miro-dhal ah kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Rajab Dayib Erdogan.