Jimco, Luulyo 10, 2025 (HOL) – Waxaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga lagu kala saxiixday heshiis iskaashi oo muhiim ah, kaas oo dhex maray Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maxkamadda Xisaabta ee Jamhuuriyadda Turkiga.