Masar iyo Eritrea oo ka wada hadlay xaaladda Geeska Afrika kadib Booqashadii Madaxweynaha Soomaaliya ee Masar

Jimco, Luulyo 10, 2025 (HOL) – Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Masar iyo Eritrea, Badr Abdelatty iyo Osman Saleh, ayaa Khamiistii yeeshay wadahadal khadka telefoonka ah, kaas oo ay ku xaqiijiyeen muhiimadda ay siinayaan xoojinta xiriirka labada dal iyo wada-shaqeynta gobolka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu