Madaxweynaha Soomaaliya oo u gaaray magaalada Doxa si uu uga qayb galo shir-madaxeedka Islaamka iyo Carabta

Isniin, September 15, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo gaaray magaalada Doha, caasimadda dalka Qatar, ayaa maanta ka qayb galaya shir-madaxeedka degdegga ah ee Carabta iyo Islaamka ee lagu qabanayo magaaladaas.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu