Somaliland oo amaro cusub kusoo rogtay dadka ajinabiga ah ee u safraya dhulkeeda

Axad, September 14, 2025 (HOL) – Ciidanka Socdaalka iyo Ilaalada Xuduudaha Somaliland ayaa ku dhawaaqay shuruudo cusub oo la xidhiidha sida dadka ku safraya madaaradeedu ay u qaadanayaan fiisaha (Visa On Arriva), kadib markii ay Somaliland diiday nidaamka dal-ku-galka danabaysan ee ay waajibisay dowlada Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu