Madaxweyne Cirro: Cidkasta oo Somaliland kusoo xadgudubta guryahooda ayaanu ugu tagi doonaa

Arbaco, September 3, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ku dhawaaqay tallaabooyin is xigxiga oo kor loogu qaadayo tayada ciidamada Somaliland. Isaga oo sheegay in ciidamada loo dhisi doono guryo, iyo isbitaallo lagu daryeelo caafimaadkooda.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu