Maraykanka: Guddiyo soo jeediyay in Somaliland laga qaado digniinta safarka ah

Arbaco, September 3, 2025 (HOL) – Guddoomiyayaasha labo guddi oo Golaha Wakiilada Mareykanka u qaabilsan la dagaallanka Xisbiga Shuuciga Shiinaha, ayaa ku boorriyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda in ay Somaliland ka saarto digniinta safarka ee guud ee Soomaaliya. Waxay ku doodayaan in talaabadan ay muujin doonto xasilloonida iyo dimuqraadiyadda Somaliland, dhiirrigeliso maal-gashiga Mareykanka, isla markaana ka caawiso Mareykanka inuu ka hortago saameynta Shiinaha ee Geeska Afrika.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu