Taliyaha cusub ee Africom oo Madaxda Howlgalka AUSSOM kala hadlay xoojinta dagaalka Al-shabaab

Arbaco, September 3, 2025 (HOL) – Taliyaha cusub ee Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), General Dagvin Anderson, ayaa booqashadiisii ugu horreysay ku yimid Soomaaliya, halkaas oo uu kula kulmay madaxda howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), waxaana ay ka wada hadleen dagaalka ka dhanka ah kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu