Madaxweyne Cirro: Soomaaliya wadahadal lama furi karto Somaliland iyada oo maamul gaar ah ka dhex samaynaysa

Arbaco, Luulyo 30, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in aanu hadda diyaar u ahayn in wadahadal lala furo dowladda Soomaaliya, isaga oo ku eedeeyay Muqdisho inay faragelin iyo xadgudub ku hayso madaxbannaanida dhuleed ee Somaliland.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu