Soomaaliya iyo Jabuuti oo maanta kala saxiixday heshiis cusub oo muhiim ah

Arbaco, Luulyo 30, 2025 (HOL) – Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa maanta magaalada Jabuuti si rasmi ah u kala saxiixday heshiis lagu kordhinaayo ciidamada dowladda Jabuuti ka jooga gudaha dalka Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu