Madaxweyne Deni oo ka digay khataraha colaadda Gedo iyo burburka dowladnimo ee ka dhalankara

Jimco, Agoosto 1, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay inay joojiso dagaallada ay ka waddo gobolka Gedo, isagoo sheegay in colaadahaasi ay carqaladeynayaan dadaallada lagu wajahayo kooxaha argagixisada.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu