Jimco, Agoosto 1, 2025 (HOL) – Ciidamada Puntland, kuwaas oo fadhigoodu yahay deegaanka Kalabayr ee gobolka Bari, ayaa xalay gacanta ku dhigay laba xubnood oo kamid ahaa firxadkii argagixisada Daacish ee lagu jebiyay hawlgalkii Calmiskaad.