Madaxweyne Trump oo Soomaaliya ku tilmaamay meel anay dowladi ka jirin oo caan ku ah laaluushka iyo tuugada

Jimco, September 19, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in Soomaaliya aanay lahayn dowlad dhexe, isla markaana ay halakeeyeen faqri, gaajo, argagixiso, budhcad-badeed iyo sannado badan oo dagaal sokeeye ah.Waxa uu sheegay in dadka reer Soomaaliya boqolkiiba 70% ku nool yihiin faqri aad u xun.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu