Soomaaliya oo ka qeyb gashay Madasha Caalamiga ah ee difaaca Xiangshan Forum

Jimco, September 19, 2025 (HOL) – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminaayay ayaa dalka Shiinaha ka qeyb galay furitaanka 12-aad ee Madasha Caalamiga ah ee Difaaca ee Beijing Xiangshan Forum.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu