Sabti, September 13, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray xarunta cusub ee Taliska Sahanka iyo Sirdoonka Ciidanka Xoogga Dalka.