Nabadoon kamid ahaa odayaasha dhaqanka degmada Badhan oo ku geeriyooday duqeyn cirka ah oo ka dhacday gobolka Sanaag

Sabti, September 13, 2025 (HOL) – Nabadoon Cumar Cabdillaahi Cabdi, oo ka mid ahaa odayaasha dhaqanka ee gobolka Sanaag, gaar ahaan degmada Badhan, ayaa galabta ku geeriyooday duqeyn ay fuliyeen diyaarado dagaal aan la aqoonsan cidda iska leh.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu