Sabti, September 13, 2025 (HOL) – Waxaa sii kordhay khasaaraha ka dhashay weerarkii culusaa ee aroornimadii hore ee shalay ka dhacay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, kaasoo dhexmaray kooxda Al-shabaab iyo ciidamada dowladda federaalka oo ay garab ka heleyay ciidamada deegaanka.