Axad, September 14, 2025 (HOL) – Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa galinkii dambe ee Shalay kusoo bandhigay gudaha degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud hub iyo maxaabiis nolol looga qabtay kooxda Al-shabaab dagaalkii ka dhacay degmadaas Jimcihii lasoo dhaafay.