Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) – Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa caawa duqeyn xooggan ka wada togga Baallade ee Buuraha Cal Miskaad, halkaas oo ay ku sugan yihiin xubno firxadka ah oo ka tirsan kooxda Daacish.