Wasaaradda Gaashaandhiga oo bogaadisay howlgal maanta lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Al-shabaab

Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) – Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si weyn u bogaadisay howlgal maanta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen deegaanka Warta Eey Duure oo qiyaas ahan 30 KM dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Xudur ee gobolka Bakool.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu