Dowladda Fedaraalka oo sheegtay iney dhaqan gelisay nidaamka Casiriga ee Dad dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah

Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) – Wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay warsaxafadeed ay ku sharaxeyso muhiimadda uu leeyahay adeegga dad dhigista iyo tirakoobka madaniga, iyadoo la adeegsanayo hab casriga ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu