Maraykanka iyo Soomaaliya oo Xoojinaya Iskaashiga Ammaanka Xuduudaha Dalka

Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) – Danjiraha Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, Ambassador Larry André Riley, ayaa maanta la kulmay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ), Mustafa Duhulow, si ay uga wadahadlaan barnaamijyo iskaashi oo lagu xoojinayo ammaanka xuduudaha Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu