Shirka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madasha Mucaaradka oo Dib Loo Dhigay ilaa Arbacada

Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) – Shirka qorshuhu ahaa in maanta lagu qabto Villa Soomaaliya, kaasoo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madasha Badbaadada Mucaaradka, ayaa dib loo dhigay ilaa Arbacada, 13-ka Agoosto, kaddib markii lagu guul darreystay in laga heshiiyo qodobo muhiim ah oo khuseeya mustaqbalka siyaasadeed ee dalka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu