Mareykanka oo ballan qaaday in uu kordhin doono taageerada milateri ee Soomaaliya

Khamiis, September 4, 2025 (HOL) – Waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay kulan dheer oo dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Taliyaha cusub ee Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), Jeneral Dagvin R. M. Anderson iyagoo diirada ku saaray dagaalka ka dhanka ah al shabaab.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu